Al-Shabaab oo saaka Macalimiin ku leysay gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya

Weerar saaka waaberigii ka dhacay meel ku dhaw degaanka Qarsa oo ku yaalla duleedka magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa waxaa lagu dilay Macalimiin Kenyan ah. Taliyaha Ciidamda Wajeer Stephen Ngetich ayaa sheegay in koox looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin garabka Al-shabaab ee Kenya ay dileen Sedex macalin oo wax ka … Continue reading Al-Shabaab oo saaka Macalimiin ku leysay gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya